Warbixin Kooban Shirkii Beelaha Arab

Waxaan Kaxasusto Shirkii Afgarad 3 Goobta shirku waxaay ahayd magaalo madaxda Gobolka Hawd ee Baligubadle ,Waxay Magaalada Hargeisa Kagabeegantahay Dhinaca Koonfureed oo 60KM ka xigtaa ,Waxaana Mara Xuddood Beenaadka Ay Somaliland Lawadaagto Ethiopia, waa Magaalo Ku suntan Halgankii Dibuxoraynta Dalka ,Islamarka aad Gasho Magaalada Waxaad arkaysaa Aasaartii iyo Calaamadihii Ay katageen Mujaahidiintii SNM ee xoraysay Dalka aaynu kunaaloonayno Maanta ,iyo Waliba Xarumahoodii iyo Goobihii ay ku shirijireen ,Maxaad Dareemaysaa Markaad Dhacqaado Dadka Kunool Baaligubadle ,Soodhawayntii iyo Faxalnimadii ay kaMaragkaceen Halgamayaashii SNM iyo Madaxdooduba , Shirka AFGARAD 3 Waxaa loo Asteeyay Kayn Magaalda ujirta Laba kilomitir ,Waa Goobihii Shirarkii Ururkii SNM kadhicijiray ,Gudida Qabanqaabada Shirka Ayaa si heer sare ah ku Diyaarisay Madasha Shirka , Ujeedada Shirku Waxay Ahayd Sidii Beelaha Arab Ay Aayahooda uga tashan lahaayeen Islamarkaana Looga Shaqaynlahaa Horumarka Dadkooda iyo Dalkoodaba ,Ajandayaasha uguwaawaayn ee Shirka Waxaa Kamid ahaa  Midnimada beesha  Ilaalinta sharafta iyo Karaamada Beesha  Caafimaadka  Horumarinta Waxbarashada  Biyaha iyo Khayraadka Dabiiciga ah  Horumarinta Danta guud Ergada Shirka kaqaybgalaysay oo Tiradeedu Kur Udhaafaysa 1500 oo Qof ,waxay Kakalayimaadeen Dhamaan Gobolada iyo Dalalka Ay beeshu Dagto oo Kala Ah ,Somaliland ,Somalia, Ethiopia iyo Jabuuti ,Waxyaabaha Aadka uxiisahabadanaa ee aad Kadheehanaysid Shirkan Waxaa Kamid Ahaa Ergada Shirka oo Lookalaturjumaayay Iyadaa oo Ay sadex Luqadood Lagukalahadlaaya ,Somali ,Oramo,Iyo Amhaari ,Hadaba Markii Uu Shirka Furay Suldaanka Guud ee beelaha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed ,Ayaa Waxaa Ladoortay Shirkudoonka Shirka ,oo ay Gudidii Qabanqaabadu Kuwareejiyeen Shirkii , Shirku Gudoonka Sharka waxay uguhorayn Qaybiyiin Ajandayaashii Shirka ,oo ay dhamaan Eragadii Shirku Cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen ,intaa kadib waxaa Bilaamay Isbarashadii Ergooyinka Dhexdooda , Halkudhiga Shirku Wuxuu ahaa ,Gabaygii Abwaankii Somaliyeed Ee Farax Nuur ku Yidhi ,--- Waxaad Kadheehankaraysay Madashii Shirka Isday Ay Kasooqaybgalayaashu iskugu hanaynayeen Hadalka ,Sheekh Khaliil Ayaa lagu soo dhaweeya Hadalka SI uu Duco Iyo Waano Isoojeediyo ,kadib markii Uu Kuqariyay Ergadii Wixii Ilaahabaray ,ee ay Dhamaan iswadasaamaxeen Ayaa Xasan Cise Jaamac Looga yeedha Mashraxa Si uu kalmad u yidhaahdo ,Kadib Xasan Ayaa sidagan u Yidhi Intaa Sheekh Khaliil Ayay Iigu Dhantahay , Waxay ahad Markii ugu haraysay ee ay Todaba Suldaan oo Ay beeslaha Arab Sheekhisaax Madal kulkulmaan iyaadoo Ay Waliba Ugaaska Iyo Boqorka Beeshu Ay kumaqnaayeen Hawlo Oo aanya Kasooqayb Galin Shirka , Pr Axmed Maxmed Cadaad Ayaa Kasoo jeediay Shirka Daraasad Muujinaysa Dhinacyada Waxbarashada Caafimaadka Beeraha ,Danta Guud,Dhaqaalaha iyo Shaqo abuurka dhamaan Dalalka iyo Gobolada Ay Beeshu Dagto , Intii uu Socday Shirkani Ayaa Loogu Ururiayay Qaadhan Gaadhaya 700,000$ Kaaso loogu TaloGalay Dhisida Wadada Isku Xidha Baligubadle Iyo Hargeisa ,oo Ay 5KM ee ugu horeeyay Socoto , Waxyaabah Aadka u Xisaaha Lahaa Intii Uu Socday Shirku Waxay Ahaayeen Warbixinihii Ay soo Jeedinayeen Ergooyinkii Beelaha Arab ee Koofurta(Bay iyo Bakool) iyo Ethiopia ,Suldaan Cabdiraxmaan Cali Shagax ayaa Soo Jeediyay Warbixintii Ergooyinka Arab ee Ethiopia Isagoo Siqoto dheer ugu Hadlay Deegaanka Ay Degaan, Intii Uu Socday Shirka Beelaha Arab ee Afgarad 3 ,Ayaa Waxaa Lagu Magacaabay Gudi Guud oo Ay Reerku yeelanaayo Taaso Kakooban 23 Xubnood ,Iyadoo Loosameeyay ,Xeer iyo Shuroodu lagu Sooxulaayo(Term of References ) Kaasoo Muujinaaya Waxqabadkeeda iyo Qaabdhismeedkeda Intii Uu shirku Socday Waxaa Jiray Isku dayo Badan Oo Kaga Imanaayay Dhinaca Dawlada iyo Mucaaridkaba ,Kuwaasoo Ay Kudoonayeen An Ay Shirka Kadhexmuuqdaan ,Ama Ay Hantiyaan Qaabsocdka Shirka ,Maxaad Arkaysay Marar Badan Wasiirada Beesha kagajira Xukuumada Oo Isku Dayaaya In Ay Ka hadalaan Madasha Shiraka Kanasheegaan Waxqabadaka Xukuumada ,Waxaa Kale Oo Dheehanaysay Xisbiyada Mucaaradka Xubno Kaga Jira Reerka Oo iyana Doonaya In Ay Hadlaan Haday Wasiiradu Hadalaan ,Laakiin Waxaa Taa Sutida uqabtay Shirkudoonka Shirka Oo Runtii Aanu La,aantoodu Shirku Socdeen ,Taaso Keentay In ay Wasiirada Iyo W/Kuxigeenada Qaarkood Kadudaan Shirka ,oo Dhexda Lagasooladqabeeyo, Sheekooyinka Qosolka Leh Ee Ilo Kudhadhaw Shirku Gudoonka Laga SooXigtay Waxaa Kamid Ahaa “” in Madaxwayna Somaliland Axmed Maxamoud Siiraanyo Lasooxidhiidhay Qaar Kamid Ah Shirku Doonka ,Hadalkana Laiswaydaarsaday Siiraanyo: Shirka Yaa Wadda? Shirkudoonka:Arabbaa Wata Siiraanyo:Maxaa Lagaga Hadlayaa Shirkudoonka :Wixii Garadag Lagaga Hadlay Siiraanyo:Waxaan Rabaa in aan Furo Shirka Shirkudoonka :Daahir Riyaale Muufurin Kii Garadag Siiraanyo :Hadaba Aan Sooxidhaw Xidhitaanka Shirkudoonka :Daahir Riyaale Muu Xidhin Kii Garadag Markaasuu Siiraanyo Isagoo Cadhaysan Telifoonkii Xidhay !!! Gabo Gabaadii Shirka Waxaa Kasooqaygalay Dhamaan Salaadiinta Somaliland , Waxaana Shirka kusoo dhaweeyay Suldaan Baree Xaji Sussen ,Iyagoo hadalo Halkaas Kasoo Jeediayay ,Midwalbana Isku Dayaayay In uu Kakale ,Kaxigsado Beesha Arab Waxaa Sooxidhay Shirka Suldaanka Guud Ee Biilaha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Farax

Comments

  1. Sadiiq Ciise Jooga JARMALKA,

    Marka koowaad waxaan u mahad celinayaa ilaaha suurto galiyey in beelwaynta ARAP sheekh Isaxaaq oo ku kala firidhay dhamaan gobolada iyo dalalka GEESKA AFRICA muddo boqolaal sano ah ka dib ay shir noocana isugu yimaadaan, allahaasaa mahadoo dhani u sugnaatay.

    Mahadnaqa allah ka dib waxa mahad iska leh cid alla cidii xil iska saartay qabsoomida shirkan, yar iyo wayn waayeel iyo caruur, culimo iyo caamo mahad ha ka gaadho, waxaan odhan lahaa ama waxii iga maqnaa lay odhan lahaaba runtii shirkanaa yidhi cidii ka hadashaa tidhi, waxaan leeyahay waa halki XASAN CIISE, anigana SHIRKA IYO WXII LAGAGA HADLAY IIGU DHANTAY:

    masha allah ilahay beesha iyo degaanadeedaba dad iyo duunyaba ha barakeeyo...

    MAHAD GAARA waxa iska leh GUULEED IIDAAN oo ah runtii haldoorka dhalinyarada, aniguna aan odhan karaba waa macalinkaygii mahad kal iyo laaba ayaan hawada kuu soo marinayaa sida quruxda badan ee aad U Soo SUMMERIZE Garaysay shirkii iyo siduu u qabsoomay,,

    ReplyDelete
  2. Najah Aden USA
    Aad baad ugu mahadsan warbixinta, run ahaan waxay ahayd warbixin aad u xiiso badan.
    Thanks Again.

    ReplyDelete

Post a Comment

Popular posts from this blog

Somalia was without a formal parliament for more than two decades after the overthrow of President Siad Barre in 1991.

SOMALILAND INTERNATIONAL BOUNDARIES

Somaliland Constitutional History – 1946 to 1960