Posts

Showing posts from July, 2022

DHAQDHAQAAQAYADA BADDA CAS IYO KA FAA, IIDAYSANLA, AANTA SOMALILAND (RED SEA DYNAMICS)

Image
Waa Taxane 9 Qaybood Ah oo Aan ku Falanqayndoono Waxay Xeeldheerayaasha Caalamku Kayidhaahdeen “Badda CAS ayaa had iyo jeer ahayd goobta lagu ciyaaro awoodaha dalalka ku loolamaya gacan ku haynta. Laga soo bilaabo safarradii hore ee Masaarida ilaa Punt land, ilaa Roomaanka kuwaas oo aasaasay doorkooda halbowlaha muhiimka ah ee ganacsiga Bariga. Maantana, hoosteeda degganaanta iyo biyaha turquoise-ka, waxay ku sii socotaa isbeddel joogto ah iyadoo ciyaartoydeeda gobolka iyo kuwa dibadda ka yimid ay ku tartamayaan fursad ay ku sugaan danahooda. Halbowlaha istiraatijiyadeed wuxuu noqon karaa labadaba iftiinka nabadda ama kicinta burburka. Waxaan ku eegeynaa dhaqdhaqaaqeeda isbedbeddelaya ee taxanahan gaarka ah.” Masar, Sacuudi Carabiya, iyo Suudaan iskaashigooda Badda CAS iyo Geeska Afrika ma khilaaf baa mise waa iskaashiga Badda CAS? Tani waa qaybta 1/9 ee taxanaha Arimahan Aan Ka Hadlidoono: Hadaba Akhriste Si aad si dhibyar ah u fahamto dhaq-dhaqdhaqayaad Ka jira Bada Case iyo Hee