Warbixin Kooban Shirkii Beelaha Arab
Waxaan Kaxasusto Shirkii Afgarad 3 Goobta shirku waxaay ahayd magaalo madaxda Gobolka Hawd ee Baligubadle ,Waxay Magaalada Hargeisa Kagabeegantahay Dhinaca Koonfureed oo 60KM ka xigtaa ,Waxaana Mara Xuddood Beenaadka Ay Somaliland Lawadaagto Ethiopia, waa Magaalo Ku suntan Halgankii Dibuxoraynta Dalka ,Islamarka aad Gasho Magaalada Waxaad arkaysaa Aasaartii iyo Calaamadihii Ay katageen Mujaahidiintii SNM ee xoraysay Dalka aaynu kunaaloonayno Maanta ,iyo Waliba Xarumahoodii iyo Goobihii ay ku shirijireen ,Maxaad Dareemaysaa Markaad Dhacqaado Dadka Kunool Baaligubadle ,Soodhawayntii iyo Faxalnimadii ay kaMaragkaceen Halgamayaashii SNM iyo Madaxdooduba , Shirka AFGARAD 3 Waxaa loo Asteeyay Kayn Magaalda ujirta Laba kilomitir ,Waa Goobihii Shirarkii Ururkii SNM kadhicijiray ,Gudida Qabanqaabada Shirka Ayaa si heer sare ah ku Diyaarisay Madasha Shirka , Ujeedada Shirku Waxay Ahayd Sidii Beelaha Arab Ay Aayahooda uga tashan lahaayeen Islamarkaana Looga Shaqaynlahaa Horumarka Dadkooda iyo Da...